Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyay iyo Mooto la sheegay in …

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa lagu weeraray maqaayada Luul Yamani oo kutaala agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka booliiska Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in 10-qof ku dhinteen qaraxa … Continue reading Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyay iyo Mooto la sheegay in …